Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jiray

Kooxda Macawisley ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla bariga gobolka Hiiraan. Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay waxaa ka mid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan halkaasoo muddoyinkan dambe ay Al-Shabaab maamulayeen. Warkan waxaa Warbaahinta u xaqiijiyay Cabdiqaadir Axmed Maxamuud oo loo yaqaano (Bilig Bilig), oo … Continue reading Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jiray